Falimaha 13:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Oo kolkay Salamis joogeen, ereygii Ilaah bay ku wacdiyeen sunagogyada Yuhuudda; oo Yooxanaa ayay kaaliye u haysteen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Oo kolkay Salamis joogeen, ereygii Ilaah bay ku wacdiyeen sunagogyada Yuhuudda; oo Yooxanaa ayay kaaliye u haysteen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markey Salamis gaareen, waxey ereyga Illaahey kaga wacdiyeen sunagogyadii Yuhuudda. Yooxanaa ayaa inuu caawiyo ula socday. Viz kapitola |