Efesos 4:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Sidaas daraaddeed wuxuu yidhi, Markuu kor u baxay ayuu wuxuu qabtay oo kaxeeyey kuwii maxaabiista ahaan jiray, Wuxuuna dadka siiyey hadiyado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Sidaas daraaddeed wuxuu yidhi, Markuu kor u baxay ayuu wuxuu qabtay oo kaxeeyey kuwii maxaabiista ahaan jiray, Wuxuuna dadka siiyey hadiyado. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Tani waa sababta uu qorniinku u dhahayo, “Markii uu kor u aaday samada meelaheeda ugu sareeya, maxaabiis badan ayuu sii watay dadkiisana wuxuu siiyay hadiyaddo.” Viz kapitola |