Efesos 4:22 - Kitaabka Quduuska Ah22 Waa inaad iska xoortaan dabiicaddii hore, oo ku saabsanayd socodkiinnii aad ku socon jirteen, taas oo kharribanta xagga damacyada khiyaanada; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Waa inaad iska xoortaan dabiicaddii hore, oo ku saabsanayd socodkiinnii aad ku socon jirteen, taas oo kharribanta xagga damacyada khiyaanada; Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub22 Waxaa la idiin sheegay in damacyadiina xumi idin baabi’in doonaan oo eyna waajib tahay inaad ka tagtaan noloshiini hore iyo dhaqamadeedi xumaa. Viz kapitola |