Markos 9:47 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)47 Ishadana hadey kugefiso iskarid, waẖa kuron inad gasho suldanimadi Ilahey adiga oilla, waẖa kagadaran adiga oleh laba inḋa oluguguturo narti jehanum; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH47 Haddii ishaadu ku xumayso, iska bixi. Waxaa kuu wanaagsan inaad boqortooyada Ilaah gashid adigoo il keliya leh intii adigoo laba indhood leh lagugu tuuri lahaa jahannamada Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub47 Haddii ishaadu xumaan kuu keeneyso iska saar. Waxaa kuu wanaagsan inaad adiga oo hal il leh boqortooyada Illaahey gashid intaad adiga oo laba indhood leh naarta lagugu tuuri lahaa, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah47 Haddii ishaadu ku xumayso, iska bixi. Waxaa kuu wanaagsan inaad boqortooyada Ilaah gashid adigoo il keliya leh intii adigoo laba indhood leh lagugu tuuri lahaa jahannamada Viz kapitola |