Markos 9:42 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)42 Mid walba ogefiya yaryar kan midkodha, oiaminsan, waẖa uron in lagasolulo shid ghor tisa oluguturo bada. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub42 “Haddii qof uu ku sababo mid ka mid ah kuwan yar yar oo i aaminsan iney dembi galaan. Waxaa u dhaami doonta in badda lagu tuuro isagoo dhagax weyn qoorta ugu xiranyahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Ku alla kii xumeeya yaryarkan i rumaystay midkood, waxaa u roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro. Viz kapitola |