Markos 9:20 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Way ukenen. Gortu arkey, marko jinigi wa ḋifḋiftey, waẖu kuḋae̱y ḋulka, wu galangashey, abur ba kayimid. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Markaasay u keeneen. Goortuu arkay, kolkiiba jinnigii waa gilgilay; dhulkuuna ku dhacay oo laballegdeeyey isagoo afka ka xumbaynaya. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markaas ayey u keeneen wiilkii, ruuxii wasakhda lahaa markii uu Ciise arkay ayuu isla markii wiilka dhulka ku riday oo ruxay, wuuna gilgilay isaga oo afka ka xumbeynaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Markaasay u keeneen. Goortuu arkay, kolkiiba jinnigii waa gilgilay; dhulkuuna ku dhacay oo laballegdeeyey isagoo afka ka xumbaynaya. Viz kapitola |