Online Bible

- Reklamy -

Markos 9:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Leẖ beri kaba̱di Yesu waẖu watey Petro iyo Yaghub iyo Yohana, waẖu geyey bur ḋer korkedha mel faragha ah keligodha.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Lix maalmood dabadeed Ciise wuxuu waday Butros iyo Yacquub iyo Yooxanaa; oo wuxuu keligood geeyey buur dheer, hortoodana ayuu ku beddelmay.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Lix maalmood kadib Ciise wuxuu kaxaystay Butros, Yacquub iyo Yooxanaa wuxuuna geeyay buur dheer korkeed, halkaas oo ey kaligood ku ahaayeen, hortooda ayuuna ku beddelmay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

2 Lix maalmood dabadeed Ciise wuxuu waday Butros iyo Yacquub iyo Yooxanaa; oo wuxuu keligood geeyey buur dheer, hortoodana ayuu ku beddelmay.

Viz kapitola kopírovat

Markos 9:2

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy