Online Bible

- Reklamy -




Markos 8:38 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

38 Sababti ghofki igagaẖishoda aniga iyo hadal keyga fir kan maa̱siyada iyo dembiga, Wilki Adena wa kaẖishon asaga, kolku kuimanayo amanti aba hisa, asaga iyo malaigyalki ghudus ah.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Haddaba ku alla kii qarnigan dembiga iyo sinada leh kaga xishooda aniga iyo hadalkaygaba, Wiilka Aadanaha ayaa ka xishoon doona isaga markuu ammaantii Aabbihiis kula yimaado malaa'igaha quduuska ah.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Haddaba mid walboo aniga iyo ereygayga ceeb ka dareemaya qarnigaan dembiga iyo sinada leh dhexdiisa, Wiilka Aadanahuna wuu diidi doonaa goortii uu ammaantii Aabihiis iyo tii malaa’igta quduuska ah ku yimaado.”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

38 Haddaba ku alla kii qarnigan dembiga iyo sinada leh kaga xishooda aniga iyo hadalkaygaba, Wiilka Aadanaha ayaa ka xishoon doona isaga markuu ammaantii Aabbihiis kula yimaado malaa'igaha quduuska ah.

Viz kapitola kopírovat




Markos 8:38

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy