Markos 8:35 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Sababti ninki raba inu fakiyo naf tisa, kas wa ḋuminaya; ninki uḋumiyana nolo shisa daradeyda iyo daradi anjil, kas ba fakinaya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Kan doonaya inuu naftiisa badbaadiyo, waa lumin doonaa, laakiin kan naftiisa u lumiya aawaday iyo injiilka aawadii, kaasaa badbaadin doona. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 Waayo qof walboo naftiisa badbaadin raba wuu luminayaa, laakiin qof walboo naftiisa u lumiya aniga dartey iyo warka wanaagsan dartiis wuu badbaadi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Kan doonaya inuu naftiisa badbaadiyo, waa lumin doonaa, laakiin kan naftiisa u lumiya aawaday iyo injiilka aawadii, kaasaa badbaadin doona. Viz kapitola |