Online Bible

- Reklamy -




Markos 8:33 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

33 Wa gadomey, waẖu firiyey asaẖab tisa, waẖu a̱nantey Petro, waẖu yiri: Ka̱ soo̱ gadasheyda sheydanyehow, sababti kamafikreysid waẖi Ilahey, waẖi dadka mahee.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Laakiin Ciise markuu soo jeestay oo xertiisii eegay, ayuu Butros canaantay, oo wuxuu ku yidhi, Gadaal iga mar, Shaydaan yahow, waayo, waxyaalaha Ilaah kama fikirtid, waxaadse ka fikirtaa waxyaalaha dadka.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Markaas ayuu Ciise intuu xertiisi u jeestay ayuu canaantay Butros oo ku yiri, “Iga leexo Shaydaan yahow! Waayo fikiradahan kama yimaadaan Illaahey xaggiisa ee waxey ka yimaadaan dabeecada binu aadanka.”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

33 Laakiin Ciise markuu soo jeestay oo xertiisii eegay, ayuu Butros canaantay, oo wuxuu ku yidhi, Gadaal iga mar, Shayddaan yahow, waayo, waxyaalaha Ilaah kama fikirtid, waxaadse ka fikirtaa waxyaalaha dadka.

Viz kapitola kopírovat




Markos 8:33

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy