Markos 8:23 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)23 Waẖu ghabtey ninki inḋaha laa gaa̱nta, waẖu uwadey bulada banan kedha, waẖu agatufey anḋuf inḋaha, waẖu sarey gaa̱maha korkisa, waẖu warsadey: Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Markaasuu ninkii indhaha la'aa gacanta qabtay, oo tuulada dibadda uga saaray, oo goortuu indhaha kaga tufay oo gacmihiisii saaray, wuxuu weyddiiyey, Wax ma arkaysaa? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub23 Ciisana intuu ninkii indhoolaha ahaa gacanta qabtay ayuu tuulada banaankeed geeyay. Intuu ninkii candhuuf indhaha ka mariyay ayuu gacantiisa saaray, kadibna wuxuu ku yiri, “Wax ma aragtaa?” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Markaasuu ninkii indhaha la'aa gacanta qabtay, oo tuulada dibadda uga saaray, oo goortuu indhaha kaga tufay oo gacmihiisii saaray, wuxuu weyddiiyey, Wax ma arkaysaa? Viz kapitola |