Markos 7:8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)8 Sababti waẖad ḋaftan amarki Ilahey od ghabatan amaryadi dadka, dasada iyo fijama ḋaghid iyo kuwa badan oe̱ynkas ah, yad subisan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Idinku qaynuunkii Ilaah waad ka tagtaan, oo waxaad xajisaan xeerka dadka, sida dhaqidda dheriyada iyo koobabka, oo wax kale oo badan oo kuwaas la mid ah ayaad samaysaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Oo waxey ka tageen amarrada Illaahey waxeyna haystaan waxbaridii binu aadanka.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Idinku qaynuunkii Ilaah waad ka tagtaan, oo waxaad xajisaan xeerka dadka, sida dhaqidda dheriyada iyo koobabka, oo wax kale oo badan oo kuwaas la mid ah ayaad samaysaan. Viz kapitola |