Online Bible

- Reklamy -




Markos 7:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Sa farisayalka iyo kuwi fartayaghan waẖay warsaden. Maẖay asaẖab tadha ugusoo̱n weydey amaryadi dugheyda, waẖayse kuu̱nan kibista gaa̱ma nijasa ah?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Markaasaa Farrisiintii iyo culimadii weyddiiyeen oo waxay ku yidhaahdeen, Xertaadii maxay ugu socon waayeen xeerkii waayeellada, waxayse wax ku cunaan gacmo nijaasaysan?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Markaas ayaa Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga Muuse weydiiyeen Ciise, “Xertaadu maxaysan u ilaalin dhaqanka odayaasha, waayo gacmahooda wasaq leh oo aan la dhaqin ayey wax ku cunaan?”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

5 Markaasaa Farrisiintii iyo culimmadii weyddiiyeen oo waxay ku yidhaahdeen, Xertaadii maxay ugu socon waayeen xeerkii waayeellada, waxayse wax ku cunaan gacmo nijaasaysan?

Viz kapitola kopírovat




Markos 7:5

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy