Online Bible

- Reklamy -




Markos 7:29 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

29 Waẖu kuyiri: Sababti hadal kan tag, jiniga wakabaẖey geber tadha.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Kolkaasuu iyada ku yidhi, Hadalkaas aawadiis tag; jinnigii ayaa gabadhaada ka baxay.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Kadibna Ciise wuxuu iyada ku yiri, “Jawaabtaad i siisay darteed ruuxyadii wasakhda lahaa gabadha wey ka baxeen ee tag.”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

29 Kolkaasuu iyada ku yidhi, Hadalkaas aawadiis tag; jinnigii ayaa gabadhaada ka baxay.

Viz kapitola kopírovat




Markos 7:29

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy