Online Bible

- Reklamy -

Markos 7:18 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

18 Waẖu kuyiri: Idinkana sow ma lihidin aghli? Sow ma garaneysin waẖ walba odibeda ah, hadey galan ghof iney nijaseyn karin?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Wuxuu iyaga ku yidhi, Idinkuna ma sidaasaad garashola'aan u tihiin? Miyaydnaan garanaynin in waxa dibadda joogaa oo dadka galaa ayan nijaasayn karin?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Markaas ayuu u jawaabay oo ku yiri, “Idinkuna ma fahmi weydeen? Miyeydan ogayn in waxaad cuntid eysan ku nijaaseynin?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

18 Wuxuu iyaga ku yidhi, Idinkuna ma sidaasaad garashola'aan u tihiin? Miyaydnaan garanaynin in waxa dibadda joogaa oo dadka galaa ayan nijaasayn karin?

Viz kapitola kopírovat

Markos 7:18

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy