Markos 7:15 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Majiro waẖ dibeda ah ogala ghof onijaseyn kara, ilowse waẖi kasobaẖa ghofka ya nijaseya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Ma jiraan wax dibadda jooga oo intay ninka galaan nijaasayn karaa, laakiin waxa isaga ka soo baxa kuwaasaa waxa ninka nijaaseeya. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub15 Cuntadaad cuntid kuma nijaaseynayso, laakiinse waxa qofka nijaaseeya waa waxa qalbigiisa kasoo baxa. [ Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Ma jiraan wax dibadda jooga oo intay ninka galaan nijaasayn karaa, laakiin waxa isaga ka soo baxa kuwaasaa waxa ninka nijaaseeya. Viz kapitola |