Markos 7:12 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)12 hadana uma dayneysan inu usubiyo waẖ aba hisa ama habar tisa; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 idinku uma daysaan mar dambe inuu aabbihii iyo hooyadii wax u sameeyo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub12 Kadibna mar dambe uma ogolaanaysaan inuu waalidkiis caawiyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 idinku uma daysaan mar dambe inuu aabbihii iyo hooyadii wax u sameeyo. Viz kapitola |