Markos 6:29 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Asaẖab tisa kolkey maghlen khabarka, way imaden, waẖay ghaden meyd kisa, waẖay kuẖabalen ghaburto. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Tan goortii xertiisii maqashay, ayay yimaadeen oo meydkiisii qaadeen oo aaseen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 Xertii Yooxanaana markey arintan maqleen ayey yimaadeen oo qaateen jirkiisi wey xabaaleen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Tan goortii xertiisii maqashay, ayay yimaadeen oo meydkiisii qaadeen oo aaseen. Viz kapitola |