Markos 6:28 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 waẖu kukeney madaẖ hisa ẖeradi, waẖu siyey geberta, gebertana waẖay sisey habar tedha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Madaxiisiina ayuu xeedho ku soo qaaday oo gabadhii siiyey, gabadhiina waxay siisay hooyadeed. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub28 Askarigiina wuxuu la soo laabtay madaxii Yooxanaa oo saxan ku jira, wuxuuna u dhiibay gabadhii oo iyaduna waxey siiyay hooyadeed. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Madaxiisiina ayuu xeedho ku soo qaaday oo gabadhii siiyey, gabadhiina waxay siisay hooyadeed. Viz kapitola |