Online Bible

- Reklamy -




Markos 6:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Kolkey eheyd sabato, waẖu bilabey inu kubar osunaguga; kuwa badan kolkey maghlen way ḋeygagen, waẖay kuhadlen: Intebu kaheley kan waẖ ẖan? Iyo ẖigmad sidee olasiyey kan, wa maẖay inshara han okusubsamayin gaa̱ma hisa?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Goortii sabtida la gaadhay ayuu bilaabay inuu sunagogga wax ku baro; dad badan oo maqlayaana way la yaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu xaggee buu waxyaalahan ka helay? Oo xigmaddan la siiyeyna maxay tahay in xataa shuqulladan oo xoogga leh gacmihiisu sameeyaan?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Maalintii Sabtida markii la gaaray ayaa wuxuu wax ku barayay sunagogga, kuwa badan oo isaga dhageysanayeyna wey la yaabeen wax baritaankiisa. Markaas ayey is weydiiyeen, “Xaggee ninkan ka helay waxyaalahan? Yaa siiyay xigmaddan iyo awoodan uu ku sameeyo mucjisooyinkan?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

2 Goortii sabtida la gaadhay ayuu bilaabay inuu sunagogga wax ku baro; dad badan oo maqlayaana way la yaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu xaggee buu waxyaalahan ka helay? Oo xigmaddan la siiyeyna maxay tahay in xataa shuqulladan oo xoogga leh gacmihiisu sameeyaan?

Viz kapitola kopírovat




Markos 6:2

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy