Online Bible

- Reklamy -




Markos 5:29 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

29 Marko wa engegey durdurki ḋig gedha, waẖay kagaratey kor kedha in lagafayobeyey ḋib kas.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Kolkiiba bixiddii dhiiggeeda ayaa joogsatay oo waxay jidhkeedii ka garatay inay cudurkii ka bogsatay.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Isla markiina dhiiggii ka socday wuu joogsaday oo waxey jirkeeda ka dareentay in cudurkii laga xoreeyay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

29 Kolkiiba bixiddii dhiiggeeda ayaa joogsatay oo waxay jidhkeedii ka garatay inay cudurkii ka bogsatay.

Viz kapitola kopírovat




Markos 5:29

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy