Markos 5:20 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Wa iskatagey, okabilabey inu kuwa̱diyo Dekapoli waẖa weyn o Yesu usubiyey, kuli way yaben. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Kolkaasuu tegey oo bilaabay inuu Dekabolis ku naadiyo waxa weyn oo Ciise u sameeyey, oo dhammaan bay la wada yaabeen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markaas ayuu ninkii tagay oo bilaabay inuu ka sheego Dekabolis wixii uu Ciise u sameeyay isaga. Dadkiina aad ayey u yaabeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Kolkaasuu tegey oo bilaabay inuu Dekabolis ku naadiyo waxa weyn oo Ciise u sameeyey, oo dhammaan bay la wada yaabeen. Viz kapitola |