Markos 5:19 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Yesu maasan aghbalin, ilowse waẖu kujiri: Uka̱ guri gaga iyo dad kaga, ousheg waẖa weyn o Ilahey kusubiyey, iyo sidu kugunaẖaristey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Ciisese uma fasaxin, laakiin wuxuu ku yidhi, Gurigaaga iyo dadkaaga u tag oo u sheeg waxa weyn oo Rabbigu kuu sameeyey iyo siduu kuugu naxariistay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Ciisana uma ogolaan, laakiin wuxuu ku yiri, “Bax oo dadkaaga u tag oo u sheeg wuxuu Rabbigu kuu sameeyay, iyo siduu kuugu naxariistay.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Ciisese uma fasaxin, laakiin wuxuu ku yidhi, Gurigaaga iyo dadkaaga u tag oo u sheeg waxa weyn oo Rabbigu kuu sameeyey iyo siduu kuugu naxariistay. Viz kapitola |