Markos 4:7 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Gharna waẖay kuḋae̱n ghodaẖda ḋaẖdedha, ghodaẖdina way weynatey oya̱ririsey, yeyan ḋalin mira. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Qaar kalena waxay ku dhex dhaceen qodxan, qodxantiina waa soo baxday oo ceejisay, oo midho ma ay dhalin. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Kuwa kalana waxey ku dhex dhaceen qodaxyo, markey soo baxeenna qodaxyadii ayey kasoo dhex bixi waayeen, sidaa darteed may bixinin mirro. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Qaar kalena waxay ku dhex dhaceen qodxan, qodxantiina waa soo baxday oo ceejisay, oo midho ma ay dhalin. Viz kapitola |