Markos 4:6 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Kolkey ghoraẖda sobaẖdey way gubten, sababti ẖidida laan bey uengegen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 laakiin qorraxdu goortay soo baxday way gubteen, waana engegeen, waayo, xidid ma lahayn. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub6 Kadib markii qoraxdii soo baxday, wey gubteen weyna qalaleen maxaa yeelay xidid ma lahayn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 laakiin qorraxdu goortay soo baxday way gubteen, waana engegeen, waayo, xidid ma lahayn. Viz kapitola |