Online Bible

- Reklamy -

Markos 4:11 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

11 Waẖu kuyiri: Idinka laidinsiyey inad garatan gharsodigi suldanimadi Ilahey, ilowse kuwa bananka ah kuli waẖay uguimanayan mahmah,

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Kolkaasuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada Ilaah garataan, laakiin kuwa dibadda jooga wax walba waxaa loogu sheegaa masaallo,

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Markaas ayuu ku yiri, “Waxaa la idin siiyay sirta boqortooyada Illaah. Laakiin kuwa kale waxaan ku barayaa tusaale.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

11 Kolkaasuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada Ilaah garataan, laakiin kuwa dibadda jooga wax walba waxaa loogu sheegaa masaallo,

Viz kapitola kopírovat

Markos 4:11

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy