Online Bible

- Reklamy -

Markos 2:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Yesu gortu arkey iman kodha, waẖu kuyiri ki u̱ryanka aha: Wil keyga dembi gaga wa lugua̱fiyey.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Ciise kolkuu rumaysadkoodii arkay, ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, dembiyadaadu waa cafiyan yihiin.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Ciise markii uu arkay iimaankoodi, ayuu ku yiri ninkii curyaanka ahaa, “Saaxiibow, dembiyadaadu wey cafisan yihiin.”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

5 Ciise kolkuu rumaysadkoodii arkay, ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, dembiyadaadu waa cafiyan yihiin.

Viz kapitola kopírovat

Markos 2:5

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy