Markos 2:19 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Yesuna waẖu kuyiri: Sidey usomi karan dadki aroska intu lajogo ninki aroska? Wakhti walba intu lajogo ninki aroska, ayaka ma somi karan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Markaasaa Ciise ku yidhi, Dadka aroosku miyay soomi karaan intuu aroosku la joogo? In alla intii aroosku la joogo ma ay soomi karaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Markaas ayaa Ciise ugu jawaabay oo ku yiri, “Sidee ayey ku dhaceysaa in martida aroosku soomaan iyadoo uu caruusku la joogo? Waa maya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Markaasaa Ciise ku yidhi, Dadka aroosku miyay soomi karaan intuu aroosku la joogo? In alla intii aroosku la joogo ma ay soomi karaan. Viz kapitola |