Online Bible

- Reklamy -




Markos 2:14 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

14 Gortu marayey, waẖu arkey Lawi, wilki Alfayo, ofaḋiyey furdada, waẖu kuyiri: Ira̱. Wa ujogsadey, wa urae̱y.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Goortuu ag marayay, wuxuu arkay Laawi ina Alfayos, isagoo fadhiya meesha cashuurta lagu qaado, oo uu ku yidhi isaga, I soo raac. Wuuna kacay oo raacay.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Intuu soconayay ayuu arkay Laawi ina Alfayos isaga oo fadhiya meesha canshuurta lagu qaado. Markaas ayaa Ciise isaga ku yiri, “Isoo raac.” Laawina wuu kacay oo raacay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

14 Goortuu ag marayay, wuxuu arkay Laawi ina Alfayos, isagoo fadhiya meesha cashuurta lagu qaado, oo uu ku yidhi isaga, I soo raac. Wuuna kacay oo raacay.

Viz kapitola kopírovat




Markos 2:14

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy