Markos 16:8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)8 Ḋaghsey ubaẖen oykaa̱raren, way neẖen, nina umaayan shegin hadal, sababti way a̱bsaden. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Markaasay dhaqso u soo baxeen oo xabaasha ka soo carareen, waayo, way gariireen oo yaabeen. Ninnana waxba kuma ay odhan, maxaa yeelay, way baqeen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Dumarkii markey xabaashii kasoo tageen aad ayey uga yaabeen arintaas oo wey gariireen. Aad ayeyna uga cabsadeen iney qof u sheegaan waxa dhacay. [ Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Markaasay dhaqso u soo baxeen oo xabaasha ka soo carareen, waayo, way gariireen oo yaabeen. Ninnana waxba kuma ay odhan, maxaa yeelay, way baqeen. Viz kapitola |