Markos 16:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Waberigi berigi uhoreyey juma̱da, waẖay garen ghaburti saladi, kolkey ghoraẖda sobaẖeysey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Waaberigii maalintii ugu horraysay ee toddobaadka waxay yimaadeen xabaasha goortii qorraxdu soo baxday. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Aroortii hore maalinta koowaad ee usbuuc goortii qoraxdu soo baxeysay ayey tageen xabaashii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Waaberigii maalintii ugu horraysay ee toddobaadka waxay yimaadeen xabaasha goortii qorraxdu soo baxday. Viz kapitola |