Online Bible

- Reklamy -

Markos 16:18 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

18 waẖay ghadayan halaghya; hadey waraban waẖi dad dila ma haleynayo, waẖay sarayan kuwa jiran gaa̱maha, ayakana way bogsanayan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 abeesooyin ayay qaadi doonaan, oo hadday cabbaan wax lagu dhimanayo waxba ma yeeli doono, gacmo ayay kuwii buka dul saari doonaan, wayna bogsan doonaan.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Masas ayey gacmahooda ku qaadi doonaan, oo waxey cabi doonaan sun waxna ma yeeli doonto. Gacmahoodey kuwa xanuunsan saari doonaan oo weyna bogsan doonaan.”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

18 abeesooyin ayay qaadi doonaan, oo hadday cabbaan wax lagu dhimanayo waxba ma yeeli doono, gacmo ayay kuwii buka dul saari doonaan, wayna bogsan doonaan.

Viz kapitola kopírovat

Markos 16:18

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy