Online Bible

- Reklamy -

Markos 16:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Kolkey sabatoda ḋamatey, Maryan Magdalene iyo Maryan habarti Yaghub iyo Salome, wahay gaden ḋir udgon, iney ukaa̱n ha mariyane asaga.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u yimaadaan oo mariyaan isaga.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Maalintii Sabtida kadib ayaa Maryantii reer Magdala iyo Maryantii hooyada u ahayd Yacquub iyo Saloome waxey gadeen dhir udgoon si ey jirka Ciise u mariyaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u yimaadaan oo mariyaan isaga.

Viz kapitola kopírovat

Markos 16:1

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy