Markos 15:46 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)46 Waẖu gadey kafan, osdejiyey, waẖu kuẖirey kafanti waẖu geliyey ghaburto kaghodneyd ghar, waẖu kugarangeriyey ḋagaẖ iridi ghaburta. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH46 Markaasaa Yuusuf wuxuu soo iibsaday kafan, wuuna soo dejiyey isaga, oo kafantii ku duudduubay, oo wuxuu geliyey xabaal dhagax ka qodnayd, oo xabaashii afkeedii wuxuu ku soo giringiriyey dhagax weyn. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub46 Yuusufna wuxuu iibsaday maro karfan ah, jirkii Ciise ayuu kasoo dejiyay iskutallaabta. Maradii ayuu ku duuduubay oo wuxuuna geliyay xabaal laga sameeyay dhagaxyo, albaabkiina wuxuu ka saaray dhagax weyn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah46 Markaasaa Yuusuf wuxuu soo iibsaday kafan, wuuna soo dejiyey isaga, oo kafantii ku duudduubay, oo wuxuu geliyey xabaal dhagax ka qodnayd, oo xabaashii afkeedii wuxuu ku soo giringiriyey dhagax weyn. Viz kapitola |