Online Bible

- Reklamy -




Markos 15:43 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

43 waẖa imadey Yusuf rer Arimathia, ninki barsada oẖishmad leh, waẖu aha nin firsanayey suldanimadi Ilahey, waẖu ugugaley Pilato gesinima, waẖu katugey korki Yesu.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

43 waxaa yimid Yuusuf kii reer Arimataya oo ahaa taliye murwad leh, oo isna boqortooyadii Ilaah ayuu sugayay. Isagu wuxuu dhiranaan ugu galay Bilaatos oo ka baryay Ciise meydkiisii.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

43 Nin la yiraahdo Yuusuf oo reer Arimataya ah ayaa Bilaatos weydiistay jirka Ciise. Yuusuf wuxuu ahaa nin aad loo xushmeeyo wuxuuna ka mid ahaa taliyayaashii shirka Yuhuudda, wuxuuna sugayay boqortooyada Illaahey ee soo socoto.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

43 waxaa yimid Yuusuf kii reer Arimataya oo ahaa taliye murwad leh, oo isna boqortooyadii Ilaah ayuu sugayay. Isagu wuxuu dhiranaan ugu galay Bilaatos oo ka baryay Ciise meydkiisii.

Viz kapitola kopírovat




Markos 15:43

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy