Markos 15:41 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)41 wa kuwi rae̱n, kolku jogey Galilaya ouadegi jiren, iyo kuwakale obadan, olafulen tan iyo Yerusalem. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 oo ah kuwa xataa intuu Galili joogay raaci jiray oo u adeegi jiray, iyo qaar kale oo badan oo Yeruusaalem u sii raacay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub41 Maalmihii uu Ciise Galili joogay ayey dumarkan u adeegi jireen. Qaar kale oo Yeruusaalem u soo raacayna halkaas ayey joogeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah41 oo ah kuwa xataa intuu Galili joogay raaci jiray oo u adeegi jiray, iyo qaar kale oo badan oo Yeruusaalem u sii raacay. Viz kapitola |