Markos 15:31 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Sidas okale wadadahi waweynana way kuḋehen ḋaẖdodha ayaka iyo kuwi fartayaghan, waẖay ḋehen: Waẖu fakiyey kuwa kale, asaga naftisa isma fakin karo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Sidaas oo kalena ayaa wadaaddada sare dhexdooda ugu majaajiloodeen, iyaga iyo culimadaba, oo waxay yidhaahdeen, Kuwa kale ayuu badbaadiyey, qudhiisa isma badbaadin karo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub31 Sidoo kalana gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muuse ayaa ku jeesjeeseen Ciise oo waxey isku yiraahdeen, “Wuxuu badbaadiyay dad kale laakiin naftiisa ma badbaadin karo! Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 Sidaas oo kalena ayaa wadaaddada sare dhexdooda ugu majaajiloodeen, iyaga iyo culimmadaba, oo waxay yidhaahdeen, Kuwa kale ayuu badbaadiyey, qudhiisa isma badbaadin karo. Viz kapitola |