Markos 15:23 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)23 Waẖay siyen khamra lugudarey malmal, ha warabe, asagana ma ghadanin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Waxay siiyeen inuu cabbo khamri xammeeti lagu daray, laakiin ma uu qaadan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub23 Kadib waxey siiyeen khamri lagu daray malmal laakiin ma uusan cabin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Waxay siiyeen inuu cabbo khamri xammeeti lagu daray, laakiin ma uu qaadan. Viz kapitola |