Markos 15:19 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Waẖay kagaḋuften madaẖa ghaysaran oykutufen a̱nḋuf; way ujilbajogsaden, oyusujuden. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Madaxana ayay cawsduur kaga dhufteen, oo wayna ku candhuufeen, oo u jilba joogsadeen, oo u sujuudeen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Ul ayey madaxa uga garaaceen. Candhuufna wey ku tufeen iyagoo u jilba dhiganaya oo iska dhigaya iney caabudayaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Madaxana ayay cawsduur kaga dhufteen, oo wayna ku candhuufeen, oo u jilba joogsadeen, oo u sujuudeen. Viz kapitola |