Markos 15:11 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Wadadahi waweyna waẖay kughalghaliyen makhlugha, iney uron tahay in lofuro Barabba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Laakiin wadaaddadii sare ayaa dadka kiciyey, oo waxay yidhaahdeen inay u roon tahay inuu Baraabbas u sii daayo iyaga. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 Laakiin gudoomiyayaashii wadaaddada waxey dadkii badnaa u sheegeen iney Bilaatos weydiistaan inuu u soo daayo Baraabbas. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Laakiin wadaaddadii sare ayaa dadka kiciyey, oo waxay yidhaahdeen inay u roon tahay inuu Baraabbas u sii daayo iyaga. Viz kapitola |