Markos 14:67 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)67 waẖay aragtey Petro okulalaya dabka, way firisey, waẖay tiri: Adigana waẖad lajirtey Yesu ki Nasaret. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH67 oo markay aragtay Butros oo dabka kulaalaya, ayay dayday oo tidhi, Adiguna waxaad la jirtay Ciisihii reer Naasared. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub67 Markey aragtay Butros oo dabka isku kululeynaya ayey si fiican u fiirisay. Markaas ayey tiri, “Adiga xitaa waxaad la jirtay Ciisihii reer Naasared.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah67 oo markay aragtay Butros oo dabka kulaalaya, ayay dayday oo tidhi, Adiguna waxaad la jirtay Ciisihii reer Naasared. Viz kapitola |