Online Bible

- Reklamy -




Markos 14:64 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

64 Wad maghashan nijasada; maẖad aragtan? Kuli waẖay ku ẖukumen, wa lasim inu ḋinto.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

64 Waad maqasheen caytanka. Maxay idinla tahay? Kulligood waxay xukumeen inuu dhimasho istaahilo.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

64 Waad maqasheen caayda. Go’aankiinu waa maxey?” Iyagii oo dhan ayaa xukumay in la dilo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

64 Waad maqasheen caytanka. Maxay idinla tahay? Kulligood waxay xukumeen inuu dhimasho istaahilo.

Viz kapitola kopírovat




Markos 14:64

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy