Markos 14:61 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)61 Wu amusey mana jawabin. Wadadki weyna wu uwarsadey hadana, wahu kuyiri: Ma adiga Kristo ah, Wilki ki lodue̱yey? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH61 Isaguse waa iska aamusay oo waxba uma jawaabin. Mar kale wadaadkii sare ayaa weyddiiyey oo ku yidhi, Miyaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Kan la ammaano? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub61 Laakiin Ciise wuu aamusay oo uma jawaabin. Kadib wadaadkii sare ayaa weydiiyay, “Ma waxaad tahay Masiixa? Wiilka kan barakeysan?” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah61 Isaguse waa iska aamusay oo waxba uma jawaabin. Mar kale wadaadkii sare ayaa weyddiiyey oo ku yidhi, Miyaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Kan la ammaano? Viz kapitola |