Online Bible

- Reklamy -

Markos 14:60 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

60 Waẖa jogsadey wadadki weyna ḋaẖdodha, wu warsadey Yesu, waẖu ḋehey: Sow ma jawabeysid kuwan waẖay kamarag kaa̱yin?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

60 Markaasaa wadaadkii sare dhexda istaagay oo Ciise weyddiiyey isagoo leh, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Kuwanu waxay kugu marag furayaan waa maxay?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

60 Kadib wadaadkii sare ayaa istaagay oo Ciise weydiiyay, “Maxaadan waxyaalahan uga jawaabeynin oo aadan isku difaaceynin? Waa maxey marqaatifurkaan ey nimankan kaa sheegayaan?”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

60 Markaasaa wadaadkii sare dhexda istaagay oo Ciise weyddiiyey isagoo leh, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Kuwanu waxay kugu marag furayaan waa maxay?

Viz kapitola kopírovat

Markos 14:60

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy