Markos 14:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Sababti waẖa lugugadi kari laha sedaẖ boghol odinar ah kabadan, olasin laha masakinta, ad bey uguganunue̱n eyada. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Waayo, cadarkan waxaa lagu iibin kari lahaa wax saddex boqol oo dinaar ka badan oo masaakiinta la siin lahaa, wayna ku gunuunaceen iyadii. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Cadarkaas waxaan ku iibin lahayn saddex boqol oo diinaar lacagtana masaakiinta ayaan siin lahayn.” Waxeyna bilaabeen iney aad ugu qayliyaan naagtii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Waayo, cadarkan waxaa lagu iibin kari lahaa wax saddex boqol oo dinaar ka badan oo masaakiinta la siin lahaa, wayna ku gunuunaceen iyadii. Viz kapitola |