Markos 14:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Kuwi kujiren ghar kodha waẖay ka ḋirfen ghalbi godha oy ḋehen: Maẖu kunoghdey beytimal kan marẖamka? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Waxaa joogay kuwa qalbiga ka cadhooday, oo waxay isku yidhaahdeen, Cadarkii maxaa sidan loogu khasaariyey? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Arintan aad ayey martidii halkaas joogtay uga xanaajisay oo waxey dhexdooda isku yiraahdeen, “Maxaa cadarkan loo khasaariyay? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Waxaa joogay kuwa qalbiga ka cadhooday, oo waxay isku yidhaahdeen, Cadarkii maxaa sidan loogu khasaariyey? Viz kapitola |