Markos 14:35 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Kisto buhorey ukae̱y, ḋulka bu kuḋae̱y, wa tukanayey, hadi lakarayo saa̱ dan ha mode asaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Wuxoogaa ayuu hore u socday oo dhulkuu ku dhacay, wuxuuna tukaday in hadday suurtowdo saacaddu ay dhaafto. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 Ciise xoogaa yar ayuu iyagii ka dhex baxay oo jilbaha dhulka dhigtay oo duceystay, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Waxoogaa ayuu hore u socday oo dhulkuu ku dhacay, wuxuuna tukaday in hadday suurtowdo saacaddu ay dhaafto. Viz kapitola |