Markos 14:11 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Ayakana kolkey maghlen, way farẖen, waẖay kubalamen iney siyan laa̱g. Waẖu doney si as kuhelo nafas ukubiẖiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Iyagu markay maqleen ayay farxeen oo waxay ka ballanqaadeen inay lacag siiyaan. Markaasuu doonayay goor wanaagsan oo uu u soo gacangeliyo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 Aad ayey arintan ugu farxeen, waxeyna isaga ka ballanqaadeen iney lacag siiyaan. Sidaa darteed wuxuu raadiyay fursad uu Ciise kusoo gacangeliyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Iyagu markay maqleen ayay farxeen oo waxay ka ballanqaadeen inay lacag siiyaan. Markaasuu doonayay goor wanaagsan oo uu u soo gacangeliyo. Viz kapitola |