Markos 14:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Laba beri kaba̱di waẖay noghotey Pasaka iyo idi kibista ankhamirka lugudarin; wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan waẖay donen iney kughabtan ẖilad ha dilane. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Laba maalmood dabadeed waxaa jiray Iiddii Kormaridda iyo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn. Wadaaddadii sare iyo culimadii waxay doonayeen si ay khiyaano ugu qabtaan oo ay u dilaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Haddaba waxey ahayd laba maalmood ka hor Dabaaldaga Iidda kormaridda iyo Iiddii kibista aan khamiirka lahayn. Gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muuse ayaa si sir ah u qorsheynayay si ey Ciise u qabtaan oo ey xabsiga u geliyaan una dilaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Laba maalmood dabadeed waxaa jiray Iiddii Kormaridda iyo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn. Wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay doonayeen si ay khiyaano ugu qabtaan oo ay u dilaan. Viz kapitola |