Markos 13:9 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Idinka isogada naftina, sababti waẖay idingeynayin bersadaha olaidinkugaraa̱ya sunagugyalka guda hodha, wana laidingeynaya sagalayalka iyo suldamaha hortodha dara deyda, ha unoghote marag. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin iska jira. Waxaa laydiin dhiibi doonaa shirar, oo sunagogyo waa laydinku karbaashi doonaa; taliyayaal iyo boqorro hortooda ayaad daraadday u istaagi doontaan inaad markhaati u ahaataan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 “Is ilaaliya waayo waxaa la idiin geyn doonaa maxkamadaha oo sunagogyada dhexdooda ayaa la idin ku garaaci doonaa. Aniga dartey ayaad u hor istaagi doontaan taliyayaal iyo boqorro oo iyaga ayaad marqaati ugu noqon doontaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin iska jira. Waxaa laydiin dhiibi doonaa shirar, oo sunagogyo waa laydinku karbaashi doonaa; taliyayaal iyo boqorro hortooda ayaad daraadday u istaagi doontaan inaad markhaati u ahaataan. Viz kapitola |